Hiiraan Net. ka dhigo bogga hore.           

 

Wararka Maanta.. 

 »» Barashada saxafada iyo qaybaha ay u kala baxdo. by: Cali Fantastic.

»» Dhalasho.   FAYSAL F. MAKARAAN & SAHRA HAJI. 
Hiiraan State
08.Feb-2010
Abaabul dagaal oo ka socda inta u dhexeysa Ceel Gaal iyo Kala bayr kuna wajahan B/weyne.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay fiidkii lagu qaarijiyey nin ajnabi ah oo Shabaabkana madaxdooda ka mid ahaa.

Xarakada Shabaab oo soo bandhigay Sarkaal ka soo goostay Dowladda KMG iyo Hub fara badan.(Sawiro).

07.Feb-2010
» Ninkii Kooxda alqaacidda ku bedeshay Saalax nabhaan oo caawa lagu khaarijiyay muqdisho

» Wadanka Malta oo niman cunsuriyiin ah nin Somali ah ku jir dileen, (Sawir).

» Xoogaga Shabaab oo isaga baxay aagagii Waqooyiga Muqdisho.

» Abuu Mansuur oo gobolada Bay iyo Bakool uga baxayo si nabad ah.‏

» Ahalu Suna Galgaduud oo ku jahwareersan cida u yeertay General Galaal‏.

» Ciidamada Itobiya oo soo galay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan.

» Barakac ka bilowday degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir iyo xiisado dagaal oo laga dareemayo

06.Feb-2010
» Baryada iyo baroorta Xasan Daahir iyo bililiqeysiga maliishiyaadka Xisbul Islaam xagee ayaa u dambeyn doonta? (faallo).

» Ururka Al-Shabab oo dil ku xukumay Hasan Daahir Aweeys‏

» Taksiilayaasha muslimiinta ah ee Norway oo gadood ka sameeyey sawir nabi Maxamed NNKH lagu aflagaadeeyey.

» Saraakiisha Ciidamada Dowladda KMG oo ka hadlay dhaq dhaqaaqyada ciidan ay Muqdisho ka wadaan.

05.Feb-2010
» Al-shabaab oo olole ugu jira inay kasbadaan shacabka Hiiraan, xaal iyo raali gelin aay ka bixiyeen.

» Gudomiyahii hore Xizbul Islaam oo sir culus siiyey dowlada‏

» Magaalada Muqdisho oo foolaneysa dagaal kala bax ah (Warbixin xasaasi ah)

» Ahlu-sunna oo xukun ku riday nin isagoo hubaysan weerar geeystay.

04.Feb-2010
» Maleeshiyaadka Shabaab iyo Xisbul Islaam oo sii kala fogaanaya.

» Ajnabiga ka dhinac dagaalama Shabaabka oo bilaabay in aay wadanka ka cararaan.

» Ahlu Suna waljameeca oo laga yaabo iney labo u kala jabaan.‏

» Xaabsade oo ah wasiirka Beeraha Somaliya oo sheegay in dhawaan wadanka gacanta ku dhigi doonaan.

03.Feb-2010
» America's New Frontline - Diplomats or Warriors Part 1,2,3 & 4. With Rage Omar. Al-jazeera.net.

» Muran baahsan oo hareeyey ururka Al-Shabaab.‏

» Ahlu Sunna oo sheegay in ay burburtay Maleeshiyada Xisbul-Islaam.

» Barashada saxafada iyo qaybaha ay u kala baxdo waxad ka baran kartaa casharkaan hoos ku qoron.

» Bur burka Xizbul Islaam maxaa xiga.‏

02.Feb-2010
» Dab aad u xoogan ayaa caawa ka qarxay suuqa Somaliya ugu weyn ee Bakaaraha.

» Dadka ku dhaqan xaafada Kaxda ee Dharkanley oo ka cabanaya madaafiicda Al-shabaab & AMISOM.

» Xasan Dahir oo maanta saxaafada ka soo muuqday iyo isagoo diiday heshiiskii shalay ee Shabaab & Raskamboni.

» Madaxweynaha Somaliya oo qudbad meelo badan taabanaysa ka jeediyey shirkii Africa.

» Axmed Madoobe oo sheegay in Raaskanbooni ku biiray Al-shabaab aanay jirin.

Daawo Filmkan naxdinta leh ee Tahriibka doomaha, xeebaha Boosaaso

Hiiraan State
Dhageyso sarkaalkii ka soo goostay Al shabaab VOA.

»»Axmed godane somaliland miyuu gubaabiyay ?

Mise wuu u goodiyay? 

»»Xasuuqii B/weyne, KHAMIIS 18/6-2009 Waa la cafi karaa, lamase hilmaami doono.

WALAAL WAXAAD KU SOO DHAWAATAA GACMO FURAN  Contact:webmaster@hiiraannet.com
Copyright © 2006-2009
Hiiraan Net.com